WAXAA FARXAD WAYN II AH CAAWA OO AY TAARIIKHDU TAHAY 22 BISHII 5AAD SANNADA 2017 INAAN DAAHFURO WEBSITE CUSUB .
ilaahay aya mahaddaa iska leh ii suura geliyey inay caawa oo ay taariikhdu tahay sidaa aan xusay inay hawada soo gasho shababkad aad u qaali ah oo ay ka faaiideysan doonaan ummada islaamka ah gaar ahaan ummada soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan waxaanna shabakadan lagu uruuruin doonaa dhammaan buugta kala duwan ee luuqada carabi somali iyo english ku qoran nooc kasta oo aan ka gaadho.
waxaa igu dhaliyey inaan furo shabakaddan ayaa ahayd in aan arkay baahi wayn oo loo qabo in lahelo meel soomaali leedahay oo lagu uruurin karo buugta qaybahooda kala duwan .
dhammaantiin kusoo dhowaada oo ka faaiideysta inshaa allah website kan qaaliga ah ee aad ka faaiideysan doonto.
inyar oo kamid ah website waxaan ku wadaa dib u habayn iyo hagaajin markaa waqti yar oo kooban ayaad raaki iga ahaanaaysaan si aan isugu dayo inaan idiin soo helo buug kasta oo soomaali ah iyop luuqadda aan sheegay oo dhan ahba.
waad mahadsantihiin .......
No comments:
Post a Comment